Ururka Xisbullah oo sheegay in ay soo rideen diyaarad ay leedahay Israa'iil

Halkan kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Xamaas iyo Israel iyo wararka kale ee Soomaalida iyo Caalamka

Tebin toos ah

  1. Sifa Maxamed: 'Waxaan ku khasbanaaday inaan oggolaado kufsi intii la i dili lahaa'

  2. Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo BBC uga warrantay dagaalladii ugu dambeeyay ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

  3. "Naafanimadaada wiilkeenna ha u gudbin" Gabadh Soomaali ah oo dhibbane u noqotay tacaddiyada jinsiga

  4. Ukraine oo aqbashay dalabkii Trump iyo heshiis ay shegeen inay la gaareen Maraykanka

  5. ‎Heshiisyada ay galeen Soomaaliya iyo Liibiya iyo djinacyada uu saamaynta ku yeelan karo

  6. Haweenka Kenyaanka ah ee go'aansaday inaysan carruur dhalin oo gebi ahaanna iska xiraya uur-qaadista

  7. Xamaas oo si adag ugu jawaabtay Israa'iil ka dib hakinta sii daynta maxaabiista Falastiiniyiinta

  8. Somaliland: Maxaa sababay in kumanaan barakacayaal ah lagu celinayo miyiga iyo meelihii kale ee ay ka yimaadeen?

  9. Faahfaahinta waxa diiradda lagu saaray kulanka ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku yeesheen Muqdisho

  10. Wax ka ogow "khariidadda aan la arkin" ee ballan-qaadeysa inay nabad kusoo dabbaasho Bariga Dhexe

  11. Nin ku qeylinayay "Allahu Akbar" oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska

  12. Maxay duqaymaha cirka u dhimi karaan Daacish kana caawin karaan ciidamada Puntland ee la dagaallamaya?

  13. Israa'iil oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

  14. Eritrea oo dib ugu yeertay ciidamadii howlgabka noqday, xilli madaxwaynihii hore ee Itoobiya uu ka digay dagaal dhexmara labada dal

  15. Madaxweynaha Soomaaliya oo faahfaahiyay qaabka Puntland looga caawinayo dagaalka Daacish

  16. Israa'iil oo ka carootay 'xushmad' ay Xamaas u muujisay la heyste Israa'iili Muslim ah

  17. Wax ka ogow baasaboorka cusub ee Itoobiya iyo waxa la gudboon dadka heysta kii hore

  18. Wax ka ogow daawadan laga yaabo in aad u cuntid gaas, laakiin loo adeegsado ilma iska soo xaaqidda

  19. Xamaas oo soo celisay meydka haweeneydii ay doodda ka dhalatay

  20. Ma run baa in Hargeysa laga joojiyey Bandhig faneedyada