Priyanka Chopra: Atariisho caan ah oo dhigatay aroos mar la arag ah

Xigashada Sawirka, EPA
Xiddigta caanka ah ee ka tirsan aflaanta Bollywood-ka ayaa la aqal gashay heesaa caan ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Nick Jonas.
Arooskan taariikhiga ah ayaa waxa uu ka dhacay gobolka Rajasthan ee dalka Hindiya dhamaadkii todobaadkii tagay.
Taashka ama dharka arooska ee loo xiray atiriishadan ayaa waxa lagu baahiyey barta Instagram-ka.
Naqshadaynta dharka arooska ee loo xiray ayaa soo jiitay dadkii ka soo qaybgalay xaflada arooska.
Jonas iyo Chopra ayaa meherkooda waxa uu dhacay xagaagii la soo dhaafay ee sanadkan.
Macluumaadkan waxaa daabacay Instagram. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri Instagram xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka Instagram boggan, 1

Dadka isticmaala baraha bulshada ayaa aragtiya kala duwan ka dhiibtay habka loo sameeyey taashkan, kaas oo aad dheeraa.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 1

Dadka qaar ayaa soo dhiibanayey fikrado isbarbardhig ah.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 2

Iyadoo ay qaar koodna ay sheegayeen in taashka uu la mid ahaa kii loo xiray amiirad catherine.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 3

Arooskan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay dhaqanka Hinduuga.
Macluumaadkan waxaa daabacay Instagram. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri Instagram xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka Instagram boggan, 2

Jonas, waa 26 sano jir, halka xaaskiisa Chopra, ay tahay 36 sano jir, ayaa is mehersaday xagaagii la soo dhaafay, kaddib markii ay shaaciyeen xariirkooda.
Chopra, waxa ay ka mid tahay atiriishooyinka ugu mushaarka badan ee Aflaanta Bollywood-ka, Priyanka ayaa sanadkii 2000 ku guulaysatay abaalmarinta quruxda ee adduunka.
Waxa ayna sidoo kale jishay filimaan Mareykan ah.










