Daawo: Maxaa lagu xasuusan doonaa Sheekh Shariif Cabdinuur

Allaha u naxariistee waxaa magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarama ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan oo ka mid ahaa Culumaa’udiinkaugu caansan Soomaalida.

Taariikhada Sheekha waxaan ka wareysanay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo inooga waramay aqoontii uu u lahaa marxuumka.