Diyaarado ayaa duqeynaya fariisimaha Daacish ee Mosul

Qoraalka Muuqaalka, Diyaarado ayaa duqeynaya fariisimaha Daacish ee Mosul

Diyaarado ayaa duqeynaya fariisimaha Daacish ee Mosul si looga saaro kooxda, dhufeysayada ay sameysteen