Bilicda deegaanka iyo duurjoogta Botswana

Sawirro aad u qurux badan oo laga soo qaaday bilicda deegaanka iyo duurjoogta dalka Botswana

Maroodiyo ku qabaysanaya beerta xayawaanka ee Chobe National Park

Xigashada Sawirka, Anna Sobotka

Qoraalka sawirka, Anna Sobotka oo markii u horaysay booqatay Afrika ayaa sheegtay "in aysan filaynin in ay aragto quruxda iyo sumcadda uu dalka Botswana leeyahay" sawirkan maroodiyada biyaha isku qaboojinayana waxay ka qaaday beerta xayawaanka ee Chobe National Park
Sawir kale oo Anne May ay ka soo qaaday beerata xayawaanka ee Chobe National Park, markanse waa Gari biyo cabaya

Xigashada Sawirka, Anne May

Qoraalka sawirka, Sawir kale oo Anne May ay ka soo qaaday beerata xayawaanka ee Chobe National Park, markanse waa Gari biyo cabaya
Shinbir qurux badan oo duulaysa

Xigashada Sawirka, Philip Willmott

Qoraalka sawirka, Shinbir qurux badan oo duulaysa
Geed wayn

Xigashada Sawirka, Patricia Mueller

Qoraalka sawirka, Geed wayn
Sawir laga qaaday tartan baabuur wadid oo lagu qabtay saxaraha sanadkii 2015

Xigashada Sawirka, Tumisang Entaile

Qoraalka sawirka, Sawir laga qaaday tartan baabuur wadid oo lagu qabtay saxaraha sanadkii 2015
Sunset in the Okavango Delta

Xigashada Sawirka, Jana Pavlic

Qoraalka sawirka, Gabal dhaca Okavango Delta.
Dabangaale taagan Makgadikgadi Pans oo ay cadceeddu ka sii dhacayso

Xigashada Sawirka, Diane Kim

Qoraalka sawirka, Dabangaale taagan Makgadikgadi Pans oo ay cadceeddu ka sii dhacayso
Waqooyiga Okavango Delta

Xigashada Sawirka, Tristan Fouere

Qoraalka sawirka, Waqooyiga Okavango Delta
Sawirkan muujinaya haramacadka Afrika waxaa qaaday Kim Picket oo subax hore maraya beerta xayawaanka ee Chobe National Park oo ku yaala dalka Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, Kim Pickett

Qoraalka sawirka, Sawirkan muujinaya haramacadka Afrika waxaa qaaday Kim Picket oo subax hore maraya beerta xayawaanka ee Chobe National Park oo ku yaala dalka Koonfur Afrika